Norges billigste bøker

DIGE (Somali Edition)

- Khudbaddii Sagootiska ee Nabiga, 21 Qodob

Om DIGE (Somali Edition)

Khudbaddii sagootiska ee nabiga (NNKHA) iyo siraha, murtida iyo xikmadda lagala bixi karo ee nolosha adduunyo iyo aakhiroba lagu maarayn karo ayaa buuggan "Dige" ka hadlayaa. Waxa aynu ka baran karno iyo mabaadiida aasaasiga ah ee dunida maantu si dadban iyo si toos ahba uga baratay ayaa buuggu xoogga saarayaa. Buuggu si kooban ayuu khudbadda uga soo xulanayaa 21 mabda' oo caalami ah oo nolosha adduunyo ee aadamaha wax weyn lagaga beddeli karo. Mabaad'iidan badankoodu waa kuwo dunida islaamka iyo ta dadka aan islaamka ahaynba maanta ka dhex jira aanse aad loo dareensanayn sida wax looga baran karo iyo heerka isbeddel ee nolosheenna ay ku yeelan karaan haddii si dhab ah loo fahmo.

Vis mer
  • Språk:
  • Engelsk
  • ISBN:
  • 9798864512944
  • Bindende:
  • Paperback
  • Utgitt:
  • 16. oktober 2023
  • Dimensjoner:
  • 152x229x10 mm.
  • Vekt:
  • 254 g.
Leveringstid: 2-4 uker
Forventet levering: 28. desember 2024
Utvidet returrett til 31. januar 2025

Beskrivelse av DIGE (Somali Edition)

Khudbaddii sagootiska ee nabiga (NNKHA) iyo siraha, murtida iyo xikmadda lagala bixi karo ee nolosha adduunyo iyo aakhiroba lagu maarayn karo ayaa buuggan "Dige" ka hadlayaa. Waxa aynu ka baran karno iyo mabaadiida aasaasiga ah ee dunida maantu si dadban iyo si toos ahba uga baratay ayaa buuggu xoogga saarayaa.
Buuggu si kooban ayuu khudbadda uga soo xulanayaa 21 mabda' oo caalami ah oo nolosha adduunyo ee aadamaha wax weyn lagaga beddeli karo. Mabaad'iidan badankoodu waa kuwo dunida islaamka iyo ta dadka aan islaamka ahaynba maanta ka dhex jira aanse aad loo dareensanayn sida wax looga baran karo iyo heerka isbeddel ee nolosheenna ay ku yeelan karaan haddii si dhab ah loo fahmo.

Brukervurderinger av DIGE (Somali Edition)



Gjør som tusenvis av andre bokelskere

Abonner på vårt nyhetsbrev og få rabatter og inspirasjon til din neste leseopplevelse.